Khasaaraha dhimasho & burbur ee duqeyntii Saakow oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay duqeyn xalay dayuuradaha Maraykanku ka geysteen degmada Saakow ee gobolka Jubada dhexe. Ugu yaraan 12 ka mid ah xoogaga Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Saakow ee gobolka Jubbada dhexe, sida uu sheegay ku-simaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Mudane Aadan Isaaq Cali. Waxaa uu … Continue reading Khasaaraha dhimasho & burbur ee duqeyntii Saakow oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)